Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cawayska: Fanaanka Cabdi Baadil (Q-2aad)


Barnaamijka Cawayska Washington waxaad ku maqli doontaan qodobo xiiso badan oo ay ka mid yihiin, qeybtii 2aad ee wareysigii aan la yeelanay fanaan Soomaaliyeed Cabdi Baadil, iyo kuwo kale.

Sahra Ciidle Nuur ayaa inala socod siinaysa ee dhegaysi haboon.

please wait

No media source currently available

0:00 0:23:02 0:00
XS
SM
MD
LG