Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Caweyska: Fanaanka Mursal Muuse (Q.2aad)


Mursal Muuse
Mursal Muuse
Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxan idinku haynaa laba sheeko oo aad isaga soo horjeeda, kuwaasoo kala ah:Gabdhaha reer Murataniya oo la cayiliyo si ay u helaan guur, iyo Isutagga imaaraadka carabta oo isna dadkiisa la siinayo hal garaam oo dahab ah markii ay hal kilo oo cayil ah jikrooda ka dhimaan. Waxaan sidoo kale idinku haynaa hal abuure Cawil Siciid Cali waraabe “Abwaan Luqmaan” oo inoo haya gabay ka hadlaya bisha barakaysan ee ramadaan, Iyo sidoo kale qayb 2-aad aan idinka maqashiinayno fanaanka dhallinta yare e Mursal Muuse.

Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso qaybta hoose.
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:28:42 0:00
XS
SM
MD
LG