Thursday, June 20, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 09:10

War / Barnaamijyada Toddobaadka / Cawayska-Washington

Caweyska: Fanaanka Cawaale Aadan

Fanaanka caanka ah ee Cawaale Aadan.

Qiyaasta qoraalka - +
15.06.2013
Barnamijka Caweyska Washington ee todobaadkan waxaan idinku haynaaa Xanuunka Madaxweynihii hore ee dalka Koofur Africa Nelsom Mandella oo lacago fara badan soo galiyay qaar ka mid ah shacabka dalkaasi, iyo sidoo kale, sheeko xiiso leh oo isla dalkaasi koofur Africa ka dhacday kuna saabsan khilaaf loogu magac daray “dagaallkii musqulaha” iyo booliska dalkaasi koofur Africa oo qabtay labaatameeyo qof oo saxaro ku sitay boorsooyin.

Waxaan sidoo kale barnaamijka caawa idin ku heynaa Q. 3-aad ee wareysigii xiisaha lahaa ee aan la yeelanay fanaanka caanka ah ee Cawaale Aden.


Barnaamijka oo dhameystiran ka dhageyso xagga hoose.

Hore 
Hore 

Daawo Weerarkii UNDP

Loading
12:00:00 / -:--:--