Jimco, Bisha Shanaad 06, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 00:53

    War / Barnaamijyada Toddobaadka / Caafimaadka

    Waa Maxay Cudurka Kaduudiyaha?

    20.04.2016 20:34
    Dr. Xassan Cali Maxamed oo qaabilsan cudurada Guud iyo qaliinka kana howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka warramaya waxa uu cudurkan yahay. Faahfaahin
    Hore 

    Wareysi: Waa Maxay Cudurka Zika Virus?

    Dr. Maxamuud Axmed Faarax “Dr Buule” oo ka hawlgala cisbitaalka Maka ee Nairobi, ayaa sharxaya waxa uu yahay cudurka Zika.

    Maqal Barnaamijka Caweyska Washington

    Ku soo dhowaada Barnaamijka Cawayska Washington oo aad ku maqli doontaan qeyb kale oo ka mid ah waraysi aan la yeelanay fanaanada Deeqa Bilan.

    Caafimaadka: Xanuunka Cagaarshowga iyo Somalia

    Barnaamijka Caafimaadka iyo Qoyska waxa aan ku eegeynaa nuucyada xanuunka cagaarshowga ee ku dhaca dadka Soomaaliyeed, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Axmed Xaashi Faarax oo xanuunkan daraasad ka sameeyey, kuna sugan Hargeysa.

    Dhakhtarka Waydii: Xanuunka Lafa-Xanuunka

    Barnaamijka Dhakhtar Waydii waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Raiisa Cabdi Boqorre oo ah dhakhtar ku takhasustay xanuunada guud kana howl gasha Isbitaalka Cali Sabiix ee dalka Jabuuti,

    Caafimaadka: Xanuunka Dabeysha iyo Somaliland

    Barnaamijka Caafimaadka iyo Qoyska waxa aan todobaadkan ku eegeynaa Xanuunka Dabeysha oo mar kale dib loogu arkay Somaliland, sida ay xaqiijiyeen mas'uuliyiin ka tirsan Somaliland.

    Dhakhtarka Weydii: Dr. Cismaan Xaraare

    Barnaamijka Dhakhtarka Weydii ee toddobaakan waxa marti ku ah Dr. Cismaan Xaraare oo ka hadlaya qaadashada daawada iyo bisha Ramadanka

    Dhakhtarka Waydii: Caafimaadka Caruurta

    Barnaamijka Dhakhtarka Waydii waxa uu todobadkan ku saabsan yahay Caafimaadka Caruurta, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Mahdi Cali Maxamed oo ah dhakhtarka caruurta ee Isbitaalka Caruurta ee magaalada Hargeysa.

    Dhakhtarka Waydii: Qalabka Cudurka Neefta

    Barnaamijka Dhakhtarka Waydii ee Todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay waxtarka qalabka neefta, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Adan Ugaas oo ku takhasusay cudurada guud kana howl gala Xarunta Caafimaadka Madina ee Nairobi, Kenya.

    Dhakhtarka Waydii: Xanuunada ku Dhaca Indhaha

    Barnaamijka Dhakhtarka Waydii ee todobaadka waxa uu ku saabsanyahay xanuunada ku dhaca indhaca, waxaana marti ku ah Dr. Maxamuud Axmed Maxamed oo ku takhasusay daweynta iyo qaliinka

    Caafimaadka iyo Qoyska

    Xubinta Caafimaadka iyo Qoyska ee todobaadkan waxa ay si gaara diirada u saaraysaa cudurka Dabaysha dhibaatadiisa iyo sida looga hortagi karo

    Caafimaadka iyo Qoyska

    Xubinteena Caafimaadka iyo Qoyska ee todobaadkan ayaan ku eegaynaa kufsiga iyo dhibaatada ba'an ee uu ku hayo deegaanka Somaliland

    Caafimaadka iyo Qoyska

    Caafimaadka iyo Qoyska waxa aanu todobaadkan uga haydlaynaa dhibaatada ay la kulmaan hooyinka uu ku dhaco curudka Umul-Aroorka ama Isku-Furanka

    Caafimaadka iyo Qoyska

    Barnaamijka Caafimaadka iyo Qoyska waa barnaamij Fa'ido leh

    Xubintii Waydii Dhaqtarka

    Xubinta Waydii Dhaqtarka waxaa marti ku ah Dr Cismaan Cabdi Maygaag oo ku takhasusay cudurka Qaaxada oo ka jawaabaya su'aalaha dhagaystaasha.

    Xubintii Waydii Dhakhtarka

    Xubinta Waydii Dhaqtarka waxa uu qayb ka yahay Barnamaijka Isku-Xirka Caafimaadka ee Africa.

    Xubintii Waydii Dhaqtarka

    Xubinta Dhaqtarka Waydii ee todobaadkan waxaa marti ku ah Dr Maxamud Cumar Axmed oo dhagaystayaasha suaalo uga jawaabaya.

    Xubinta Weydii Doctor-ka

    Iskuxirka Caafimaadka Afrika waa barnaamijyo toddobaadle ah oo ka hadla macluumaad la xiriira caafimaadka Afrika.

    Xaaladda Wax-soosaarka Beeraha Soomaaliya

    Waa barnaamijyo ka kooban 6 qeybook oo ka hadlaya xaaladda wax-soosaarka beeraha Soomaaliya.

    Hore