Wednesday, May 22, 2013 Wakhtiga Geeska Afrika 01:53

Barnaamijyada Toddobaadka / Wicitaanka-Dhageystaha

Wicitaanka Dhageystaha: Xaashi Shaafi

Qiyaasta qoraalka - +
19.05.2013
Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah madaxa ururka Somali Action Alliance ee gobalka Minnesota Xaashi Shaafi, waxa uuna ka waramayaa 9 qof oo Soomaali ah oo maxkamadda Minnesota ay xukunno argagixisanimo ku ridday. Faahfaahin
Hore 

Wicitaanka: Maxamuud Maxamed Culusow

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiyihii hore ee bangigii dhexe ee Somalia M. M. Culusow, waxana uu barnaamijku ku saabsan yahay arrimaha maaliyadda ee Somalia

Wicitaanka: Cabdiraxmaan C. Cusmaan (Yariisow)

Barnaamijka maanta waxa marti ku ah Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan oo ka hadlaya arrimaha maamul u sameynta Soomaaliya.

Wicitaanka: Danjire Cabdullaahi M. Cali

Dowlada Somalia ayaa todobaadkan u magacowdey safiir cusub dalka Britain,Kadib markii uu dalkasi dib uga furtey safaradiisi Muqdisho.

Wicitaanka: Warsame Maxamed Xassan Joodax

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaan ku eegeynaa ammaanka magaalada Muqdisho, waxaana barnaamijka marti ku ah guddoomiye ku xigeenka gobalka Banaadir ee dhinaca amniga Warsame Maxamed Xasan 'Joodax'

Wicitaanka: Prof. Axmed Muumim Warfaa

Barnaamijka Wicitaanka waxuu todobaadkan ku saabsanyahay maamul u sameynta gobolada iyo doorka dowladda Somalia.

Wicitaanka: Wasiirka Garsoorka Somalia

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Cabdullaahi Ebyan Nuur, Wasiirka Garsoorka, Caddaaladda, iyo Arrimaha Dastuurka

Wicitaanka: Prof. Cabdirasaaq Caraale

Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Prof. Cabdirisaaq Caraale oo bare ka ah Jaamacadda Moi ee dalka Kenya

Wicitaanka: Abwaan Siciid Saalax Axmed

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Afsoomaaliga iyo sida qoysaska qurbuhu ay caruurtooda ugu ababiyaan

Wicitaanka: Guddoomiye Cabduqaadir M. Nuur (Siidi)

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur (Siidi)

Wicitaanka: Maxamed Ibrahim Bakistan

Barnaamijka Wicitaanka ee todobaadkan waxuu ku saabsanyahay dhibaatada saxafiyiinta Muqdisho ay ku shaqeeyaan iyo xarigga loo geysto

Wicitaanka: Garyaqaan Ceydiid Cabdullaahi (Ilka Xanaf)

Barnaamijka waxa maanta marti ku ah Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somalia, Garyaqaan Ceydiid Cabdullaahi (Ilka Xanaf)

Wicitaanka: Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta

Barnaamijka Wicitaanka waxuu ku saabsanyahay hurumarka Cayaaraha Somalia, gaar ahaan kubadda cagta iyo Qaabka loo maamulo

Wicitaanka: Abuubakar Maxamed Maxamuud

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta marti ku ah Maamule ku-xigeenka Hay'adda MSF ee xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Wicitaanka: Guddoomiye Maryan Xuseen (Awreeye)

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Maryan Xuseen (Awreeyey), Madaxa Xarunta Xuquuqda Aadamaha ee Ismaaciil Jimcaale ee magaalada Muqidsho.

Wicitaanka: Wasiir Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi

Barnamaijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Wasiirka Gaashaandhigga ee Somalia, Cabdixakiim M. Xaaji Fiqi

Wicitaanka: Danjire Maxamed Cali Nuur (America)

Daniraha Somalia u fadhiya dalka Kenya, Maxamed Cali (America) ayaa ka hadlaya arrimaha ammaan ee ka soo cusboonaaday dalka Kenya

Wicitaanka: Danjire Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cadde)

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti inoogu ah danjiraha Somalia u fadhiya Midowga Yurub iyo Talyaaniga mudane Nuur Xasan Xuseen (Cadde).

Wicitaanka: Guddoomiye Maxamud Axmed (Tarsan)

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxaa marti ku ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Maxamud Axmed Nuur (Tarsan)

Wicitaanka: Cilmi-Baare Cabdirashiid Khaliif Xaashi

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Cabdirashiid Khaliif oo ah cilmi-baare ka tirsan Hay'adda Ka-hortagga Xasaradaha Caalamka ee ICG

Hore