Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Degaano Koofurta ah oo Gargaar u Baahan


Mas’uulyiinta maamullada degaamadii dhowaan laga saaray ururka al-Shabab ayaa ku baaqay in gargaar bani’aadminnimo lala soo gaaro dadka rayidka ah oo ay sheegeen inay la il-daran yihiin sannado badan oo isugu jira duruufo adag oo nololeed iyo go’doon. Xaaladda bani’aadminnimo waxaa sii adkeeyey xayiraad ay al-shabab kusoo rogtay goobahaas iyo jidadka oo aan la mari Karin.

Warbixin arrintaas ku saabsan oo uu noo soo diray wariyaheena Baydhabo Mukhtaar Maxamed Catoosh ka dhageyso xagga hoose.

WARBIXINTA BAAQA MASUULIYIINTA
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:17 0:00

XS
SM
MD
LG