Isku xirrada

War

Dhalinyarada & Dagaallada - Gabdhaha iyo Hoggaaminta


Dhalinyarada & Dagaallada - Gabdhaha iyo Hoggaaminta

Dhalinyarada & Dagaallada - Gabdhaha iyo Hoggaaminta

Hoggaaminta siyaabaha badan ee lagu qeexo waxaa ka mid ah inay tahay farsamada qof u suurtogelisa inuu dadka kale ku qanciyo inay soo raacaan iyagoo raalli ka ah.

Hoggaaminta siyaabaha badan ee lagu qeexo waxaa ka mid ah inay tahay farsamada qof u suurtogelisa inuu dadka kale ku qanciyo inay soo raacaan iyagoo raalli ka ah. Astaamaha hoggaamiyennimadana waxa ka mid ah furfurnaanta iyo in dadka kale lagu dhiirigeliyo inay hal-abuur la yimaadaan, waxaana dadka hoggaanka qabanaya had iyo heer laga dhex heli karaa dhalinyarada.

Dhalinyarada hal-abuurka hoggaamineed la timid waxaa ka mid ah Jawaahir Isaaq Aadan oo ah Hoggaamiyaha urur lagu magacaabo Show Me Empowered Women “Ama I tus Gabdho Awood leh” oo bishii aynu soo dhaafnay laga sameeyey Gobolka Misouri ee dalkan Maraykanka; waana mowduuca barbaanijkeenna Dhalinyarada Maanta iyo Dagalalada Soomalaiya ee toddobaadkan.

Barnaamijkan qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG