Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada & Dagaallada - Waddaninimada


ololaha fanka
ololaha fanka

Barnaamijka Dhalinyarada Maanta iyo Dagaallada waxa uu ku saabsan yahay dhalinyarada u ololeeya arrimaha dhalinyarada, suugaanta iyo waddaninimada.

Barnaamijka 11aad ee taxanaha Dhalinyarada Maanta iyo Dagaallada waxa uu ku saabsan yahayu ololaynta arrimaha Dhalinyarada, Suugaanta iyo Waddanimada. Waxaana barnaamijkan marti noogu ah Zakiya Xuseen Axmed oo ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan dalka Biritan.

Barnaamijka waxaa inoo soo diyaarisay Idil Cabdi Cusmaan.

Waxaad ka dhagaysan kartaa dhinaca kore ee midigta.

XS
SM
MD
LG