Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhalinyarada & Dagaallada - Ohio


Visitors looks at the installation called " Bang " by China's artist Ai Weiwei at the German pavilion during the 55th La Biennale of Venice, May 29, 2013.
Visitors looks at the installation called " Bang " by China's artist Ai Weiwei at the German pavilion during the 55th La Biennale of Venice, May 29, 2013.

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio waxaa toddobaakdii hore lagu qabay shir ay lahaayeen qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida. Shirkaasi waxaa looga hadlay qodobo badan oo soo foodsaara dhalinyarada maanta oo ay ku jiraan waaya-aragnimadooda qurbaha iyo saamaynta dagaallada sokeeye ee Soomaaliya.

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio waxaa toddobaakdii hore lagu qabay shir ay lahaayeen qaar ka mid ah dhalinyarada Soomaalida.

Shirkaasi waxaa looga hadlay qodobo badan oo soo foodsaara dhalinyarada maanta oo ay ku jiraan waaya-aragnimadooda qurbaha iyo saamaynta dagaallada sokeeye ee Soomaaliya.

Barnaamijka Dhalinyarada Maanta iyo Dagaallada Soomaaliya waxaan ku soo qaadanaynaa dood dhexmartay dhalinyaradaasi intii uu shirkaasi u socday.
Barnaamijka waxaa ka qaybgalaya Ismaaciil Macalin, Cabdullaahi Yuusuf, Ubax Cabdi Cali, Sowdo Maxamed Faarax, iyo Saciido Sheikh Maxamed oo ka tirsan ardayda Jaamacadda Columbus.

Waxaa barnaamijika inoo furaya inoona daadihinaya Cabdiraxmaan Caynte oo ka tirsan VOA.

Barnaamijkan ka dhagayso midigta kore ee boggan.

XS
SM
MD
LG