Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Shir laga Yeeshay Tahriibka


Yemen: Shir laga Yeeshay Tahriibka
Yemen: Shir laga Yeeshay Tahriibka

Hay'adda UNHCR ayaa qabatay shir lagaga hadlayey tahriibinta iyo ka baayac-mushtarka dadka, gaar ahaan caruurta Soomaalida.

Hay'adda UNHCR ee Qaramada Midoobay ayaa qabatay shir lagaga hadlayey tahriibinta iyo ka baayac-mushtarka dadka, gaar ahaan caruurta Soomaalida.

Qareen Cabdiraxmaan Baana ayaa VOAda uga waramay waxyaabihii lagaga hadlay shirkaas ay Hay'adda UNHCR soo qabanqaabisay.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG