Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Madaxweyne Cusub oo la Dhaariyey


Yemen: Madaxweyne Cusub oo la Dhaariyey
Yemen: Madaxweyne Cusub oo la Dhaariyey

Madaxweyne-ku-xigeenkii hore Cabdi-rabuu Mansuur Haadi ayaa loo dhaariyey xil laba sanadood ah, arrintan oo ku timid heshiis la gaaray

Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Yemen, Cabdi-rabuu Mansuur Haadi ayaa loo dhaariyey xil laba sanadood ah, tan oo ka dambeysay heshiis ay reer Yemeni gaareen oo Madaxweynihii hore Cali Cabdalla Saalix uu xilka kaga tanaasulay, isagana loo ballan qaaday in dacwad aan lagu qaadi doonin.

Heshiiskan waxa dhexdhexaadiyey dalalka Gacanka Carabta.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG