Isku xirrada

War

Maydad Soomaali ah oo laga Helay Yemen


Maydadka 10 dhalinyaro Soomaali ah ayaa lagu arkay gobolka Ebyan ee koofurta dalkaYemen.

Dadkan ma kala cadda cidda dishay balse waxaa lagu eedeeyay inay ahaayeen dhalinyaro ka bar-bar dagaallamayay kooxda al-Qaacidda ee ku sugan Yemen.

Sidoo kale isla gobolkaasi waxaa ku xiran dhalinyaro tobbaneeyo gaaraya oo u u xir-xiran dadka gobolkaasi degan ee dagaalka kula jira kooxda al-Qaacida.

XS
SM
MD
LG