Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Dhibaato Waxbarasho


Yemen: Dhibaato Waxbarasho
Yemen: Dhibaato Waxbarasho

Soomaalida Qaxootiga ah ee ku nool xerada Al-Kharaz ee Yemen ayaa ka cabanaya dhibaato Waxbarasho

Waalidiinta Somaliyeed ee ku jira Xerada Qaxootiga ee lagu Magacaabo Al kharas ee dalka Yemen ayaa Todobaadyadii ugu dambeeyey Caruurtooda ay Dhibaatooyin dhinaca Waxbarashada ka heysatey Iskuulada ku yaala Xeradaasi iyadoo isku dayo la doonayey in Arimahaas wax looga qabtana Aan ilaa haatan lagu Guuleysan

Hadaba wareeysi ay VOAda la yeelatay Faadumo Cabdulahi Cadaawe oo ah Gudoomiyaha Xerada Qaxootiga AL-kharas ee dalka Yemen halkan hoose ka dhageeyso

XS
SM
MD
LG