Isku xirrada

War

Yemen: Burcad-badeed 5 Sanno oo Xarig ah lagu Xukumay


Yemen: Burcad-badeed 5 Sanno oo Xarig ah lagu Xukumay

Yemen: Burcad-badeed 5 Sanno oo Xarig ah lagu Xukumay

Siddeed Soomaali ah ayaa maxkamad magaalada Cadan ku taallaa ku xukuntay min 5 sano, iyadoo 3 kalana dambi lagu waayey oo lasii daayey

Siddeed Soomaali ah ayaa maxkamad magaalada Cadan ku taallaa ku xukuntay min 5 sano, iyadoo 3 kalana dambi lagu waayey oo lasii daayey.

Burcad-badeedan oo muddo labo sano wax ku dhow xabsiga Yemen ku jiray, ayaa shalay xaakimkii dacwadooda hayey sheegay in la helay wax ku filan in dacwad lagu qaado. Siddeeda min 5 sano lagu xukumay ayaa loo xisaabanayaa muddadii ay xabsiga ku jireen, taasoo soo gaaban doonta mudada ay xabsiga ku jiri doonaan.

Warbixinta oo dhamestiran, hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG