Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: Arday Mac-had ka Qalin-jabisay


Yemen: Arday Mac-had ka Qalin-jabisay
Yemen: Arday Mac-had ka Qalin-jabisay

200 oo arday Soomaaliyeed oo ku nool Yemen ayaa ka qalin-jabiyey mac-hadyo tababar oo iskugu jira Luuqadda Carabiga iyo tababaro kale

200 oo arday Soomaaliyeed oo ku nool Yemen ayaa ka qalin-jabiyey mac-hadyo tababar oo iskugu jira Luuqadda Carabiga iyo tababaro kale.

Ardaydan ayaa ka mid ah dadka qaxootiga ah ee ku nool dalka Yemen.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG