Isku xirrada

War

Yaa Dhaxli Doona Talada al-Qaacida?


Yaa Dhaxli Doona Talada al-Qaacida?

Yaa Dhaxli Doona Talada al-Qaacida?

Wariyaha VOA ee magaalada Qaahira Elizabeth Arrot ayaa sheegtay in qofkii bedela bin Laden, cadaadis lagu saari doono inuu buuxiyo kaalintiisa.

Shabakadda al-Qaacida ayaa xaqiijisay dhimashada hoggaamiyehoodii Osama bin Laden. Waxayna ku hanjabeen inay weerar u geysan doonaan Maraykanka iyo dalalka saaxiibka la ah.

Waxaa socda hadal hayn xooggan oo ku aadan cidda bedeli doonta Osama bin Laden.

Waxaa aad loo hadal hayaa in hoggaamiyaha xiga ee al-Qaacida uu noqon doono Ayman al-Zawaahir, oo ahaa ku xigeenkii bin Laden.

XS
SM
MD
LG