Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 5aad)


Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 5aad)
Toban Guurada Weerarkii September 11, 2001 (Qeybta 5aad)

Qeybtan waxay ku saabsan tahay cabsidii ay weeraradii September 11-keedii ay ku beereen hay'adaha dowliga ah, gaar ahaan sirdoonka.

Qeybtan waxay ku saabsan tahay cabsidii ay weeraradii September 11-keedii ay ku beereen hay'adaha dowliga ah, gaar ahaan sirdoonka, kuwaasoo markii dambe dusha u ritay mas'uuliyadda ka hortegista iyo fashilinta weerarada argagixiso ee ka dhanka ah Maraykanka.

Wariyaha VOA-da Gery Thomas ayaa warbixintan inooga diyaariyay, waxaana inoo soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

XS
SM
MD
LG