Isku xirrada

War

Xukuumaddii Galmudug oo la laka Diray


Xukuumaddii Galmudug oo la laka Diray

Xukuumaddii Galmudug oo la laka Diray

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa kala diray golihiisa wasiirada, wuxuuna difaacay go'aankiisa.

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa kala diray golihiisa wasiirada, wuxuuna difaacay go'aankiisa.

Wareysi uu siiyay VOA-da, ayuu Mr. Caalin Sheegay in kala dirista xukuumaddiisu ay ka dambeysay ka dib markii ay xilalkii loo dhiibay ay gudan waayeen xubnaha maamulkiisa, wuxuuna sheegay inuu sideg deg ah u soo magacaabi doono, xukuumad wax ka qabata ammaanka iyo dhaqaalaha.

XS
SM
MD
LG