Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xoolo Sucuudiga laga soo Celiyey


Xoolo Sucuudiga laga soo Celiyey
Xoolo Sucuudiga laga soo Celiyey

Xoolo gaaraya 13,000 oo neef oo loo iib geeyey Sucuudiga ayaa Dekedda Berbera lagu soo celiyey, iyada oo xoolaha xanuun lagu sheegay

Xoolo gaaraya 13,000 oo neef oo loo iib geeyey Sucuudiga ayaa Dekedda Berbera lagu soo celiyey, iyada oo xoolaha lagu sheegay xanuun.

Mas'uuliyiinta iyo ganacsata Somalilad ayaa sheegay in cuduradii heshiiska lagu galay in xoolaha Sucuudiga loo dhoofinayo laga baaro dhamaantood laga baaray, hase yeeshee xoolaha hadda lagu soo celiyey xanuun aan horey looga heshiinin.

Warbixinta oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG