Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaano Shiray oo Eedeeyn Jeediyay


Xildhibaano Shiray oo Eedeeyn Jeediyay
Xildhibaano Shiray oo Eedeeyn Jeediyay

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka KMG ah oo maanta ku shiray Muqdisho ayaa eedeeymo kala duwan jeediyay oo qaarkood ka dhan ah Qurbo-joogta.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka KMG ah oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa eedeeymo kala duwan jeediyay.

Eedeymaha qaar waxay u jeediyeen qurbe joogta Soomaalida ee maamul goboleedyada ku dhowaaqaya oo ay sheegeen inay iyagu burburinayaan dowladda ay ku mideysan yihiin Soomaalida.

Xildhibaanadu waxay ku baaqeen in doorasho la galo, beesha caalamkuna ay taageerto sidii doorashada loo qaban lahaa.

XS
SM
MD
LG