Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanno Doortay Guddoomiye Cusub


Madoobe Nuunow
Madoobe Nuunow

Mudanaayshii ka soo horjeeday guddoomiyiha baarlamanka Somaliya ayaa maanta doortay Gudoomiye Cusub, kaddib markii ay Muqdisho ku yeesheen kulan ay markii 4aad ay Gacanta isula tageen iyaga iyo xildhibaano taageersan guddoomiye Shariif Xassan Sheikh Aden.

Xildhibaanno kor u dhaafayay 280 xildhibaan oo kulankaasi la sheegay inay fadhiyeen ayaa cod u qaaday 5 musharax oo jagada ku taramayay waxaana ku guuleystay inuu noqdo guddoomiyaha baarlamaanka Xildhiban Madobe Nuunow Maxamed oo ay u tanasuleen afartii musharax ee kale.

Wareysi aan la yeelanay Madoobe Nuunow iyo Falanqeyn uu arintan ka sameeyay Professor Afyare Cabdi Cilmi oo wax ka dhiga Jaamacadda Qadar, halkan hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG