Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanadii Baarlamaanka oo Go'aankood ku Adkeystay


Xildhibaanadii Baarlamaanka oo Go'aankood ku Adkeystay
Xildhibaanadii Baarlamaanka oo Go'aankood ku Adkeystay

Xildhibaaanadii dhawaan sheegay in xilka ka qaadeen Afhayeenka Baarlamaanka ayaa ku adkeystay go'aankoodii xilka ka qaadista Afhayeenka.

Shir ay maanta ku qabteen ayey ku sheegeen inay wali taagin yihiin inay xalkii ka qaadeen Shariif Xasan Sheekh Aadam, Afhayeenka Baarlamaanka.

Xildhibaaanadu waxay sheegeen in aanay iyagu diidaneyn Roadmap-ka, Heshiiskii Kampala, iyo shirka Garoowe toona.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG