Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanada Somalia oo mar kale isku Gacan Qaaday


Xildhibaanada Somalia oo mar kale isku Gacan Qaaday
Xildhibaanada Somalia oo mar kale isku Gacan Qaaday

Ilaa toddobaadyadii dhowaa, waa markii 3aad ee xubnaha baarlamaanka DKMG ee Somalia ay isku gacan qaadaan, iyada aan cidna kala dhex galin

Ilaa toddobaadyadii dhowaa, waa markii 3aad ee xubnaha baarlamaanka DKMG ee Somalia ay isku gacan qaadaan, iyada aan cidna kala dhex galin.

Axaddii shalay ayey ahayd markii Madaxweynaha DKMG ee Somalia uu sheegay in xil-ka-qaadistii qaar baarlamaanka ka tirsani ay sheegeen inay ku sameeyeen Guddoomiyaha Barlaamka Shariif Xasan Sheekh Adam uu ahaa mid sharci-darro ah.

Wareysi iyo falaqeyn arrintaas ku saabsan hoos ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG