Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaanada Somalia oo ka Doodaya Xuquuqda Madaxdii Hore


Xildhibaanada Soomaaliya
Xildhibaanada Soomaaliya

Xildhibaanada baarlamanka Somalia ayaa maanta mar kale ka dooday mowduuca xuquuqda ay yeelanayaan siyaasiyiinta dalka marka ay xilka ka tagaan, gaar ahaan madaxda ugu sareysa dalka, sida madaxweynaha Ra’isul Wasaaraha, iyo gudoomiyaha baarlamanka.

Waxaa kaloo sharcigan uu xuquuq sagootin ah siinayaa xubnaha baarlamanka Soomaaliya marka ay xilka ka tagayaan.

Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa doodii baarlamanka ee maanta warbixintan ka soo diray.

Somali Parliament
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

XS
SM
MD
LG