Isku xirrada

War

Xiisadda Iiraan iyo Israel oo sii Kordheysa


Xiisadda Iiraan iyo Israel oo sii Kordheysa

Xiisadda Iiraan iyo Israel oo sii Kordheysa

Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka, L. Panetta ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Israel laga yaabo inay Iiraan weerarto bilo gudahood

Xoghayaha Gaashaandhiga Maraykanka, L. Panetta ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Israel laga yaabo inay Iiraan weerarto sanadkan gudihiisa, iyada oo laga yaabo in weerarkaasi dhaco ilaa bisha April ee sanakdan.

Warbixin arrintaas la xiriirta qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG