Isku xirrada

War

Xasan M. Hayl oo Hargeysa laga Celiyey


Xasan M. Hayl oo Hargeysa laga Celiyey

Xasan M. Hayl oo Hargeysa laga Celiyey

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Xasan Maxamuud Hayl ayaa 2 cisho oo gegida diyaaradaha lagu hayey ka dib Hargeysa laga celiyey

Maamulka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Xasan Maxamuud Hayl ka celiyey gegida diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha ayaa labo maalmood, midkood lagu hayey jeelka gegida Hargeysa, halka maalin kalena uu joogay Hotel Ambassador.

Sahra Ciidle Nuur ayaa wareysi la yeelatay Guddoomiyaha.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageyso

XS
SM
MD
LG