Isku xirrada

War

Xaaladda Soomaalida ka Qaxday Liibiya


Xaaladda Soomaalida ka Qaxday Liibiya

Xaaladda Soomaalida ka Qaxday Liibiya

Soomaali badan oo ka qaxday dalka Liibiya ayaa ku sugan dalka Tunisia, kuwaasoo aad u daneynaya in laga daadgureeyo dalkaasi.

Ka dib markii mudaaharaadyada ka socda dalka Libya ay isku bedeleen rabshado baahsan ayaa waxay saameyn ku yeesheen dad badan oo ajaanib ah oo ku noolaa dalka Libya.

Dadka ajnabiga ah ee dhibaatada ka soo gaartay rabshadaha Libya waxaa ku jra Soomaali, kuwaasoo qaarkood sheegay inay jir dil kala kulmeen dadka Libiya.

Soomaalidu waxay hadda ku jiraan xero qaxooti oo ku taalla xuduudda dalka Tunisia, waxayna sheegayaan in qabow ba'an uu jiro, ayna ku hoydaan teendhooyin.

XS
SM
MD
LG