Isku xirrada

War

Xaaladda Baydhabo Maalin ka dib

  • Abdulaziz Osman

Xaaladda Baydhabo Maalin ka dib

Xaaladda Baydhabo Maalin ka dib

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa deggan maalin ka dib markii ciidanka DKMG ee Somalia iyo kuwa Ethiopia ay ka saareen kuwa Al-Shabab

Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa deggan maalin ka dib markii ciidanka DKMG ee Somalia iyo kuwa Ethiopia ay ka saareen kuwa Al-Shabab.

Talaabadan ayaa timid iyada oo maanta uu magaalada London ka bilaabanayo shirkii ku saabsanaa Somalia iyo iyada oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ogolaaday in la kordhiyo ciidanka AMISOM ee Somalia ka howlgala.

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG