Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Deegaanka Dhegtuur ee Mudug


Xaaladda Deegaanka Dhegtuur ee Mudug
Xaaladda Deegaanka Dhegtuur ee Mudug

Xaaladda degaanka Dhegtuur ayaa xasiloon ka dib markii ay halkaasi ka dhaceen dagaalo dhimasho badan geystay.

Xaaladda degaanka Dhegtuur ayaa xasiloon ka dib markii ay halkaasi ka dhaceen dagaalo dhimasho badan geystay.

Ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca ayaa ku yaboohay inay ciidamo kala dhex dhigaan si looga hor tago in dagaalo kale ay halkaasi ka dhacaan.

Ugu yaraan 20 ruux ayaa ku dhimatay, kuwo kalena waa ay ku dhaawacmee, dagaalo dhexmaray maleeshiyooyin ka soo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb.

XS
SM
MD
LG