Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Caafimaad ee Xusni Mubaarak


Mubarak
Mubarak

Xaaladda Caafimaad ee Xusni Mubaarak ayaa aad u liidata, iyadoo la sheegayo in xaaladdiisu ay u dhaxeyso nolol iyo geeri.

Max’ed Xusni Mubaarak, madaxweynihii hore ee Masar ayaa la sheegayaa in maskaxdiisu dhimatay hasse yeeshee uu wali neefsanayo.

Xusni Mubaarak ayaa shalay galabtii loo qaaday cisbitaal ay militarigu leeyihiin

Madaxweynihii hore ee Masar waa 84 jir, waxaana xukunka uu ka dagay bilowgii sannadkii hore kaddib markii ay bilowdeen kacdoon shacab oo ay dadka Masar kaga horyimaadeen xukunkiisa.

XS
SM
MD
LG