Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda Ammaanka ee Suuriya


Xaaladda Ammaanka ee Suuriya
Xaaladda Ammaanka ee Suuriya

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa kordhiyey muddadii loo qabtay Suuriya inay ku wanaajiso xaaladda ammaanka ee dalkeeda

Ururka Jaamacadda Carabta ayaa kordhiyey muddadii loo qabtay Suuriya inay ku wanaajiso xaaladda ammaanka ee dalkeeda.

Dad taageersan xukuumadda Bashaar Al-Assad ayaa weeraray safaaradaha dalal carab ah oo dhowr ah iyaga oo ka careysan go'aamada uu Ururka Jaamacadda Carabtu ugu hanjabayo inuu cuna qabateyn ku saarayo dalka Suuriya haddii ayna xukuumaddu joojin gacanta adag ee ay kala hortageyso shacabta kacdoonka wada.

VOAda ayaa wararkii ugu dambeeyey ee xaalaadda siyaasadda iyo ta ammaanka ee dalkaas ka wareysatay Maxamed Ibraahim Cabdi (Maxamed Deeq) oo jooga magaalada Qaahira.

Wareysiga oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG