Isku xirrada

War

Wufuud Soomaali ah oo Nairobi tagay


Wufuud Soomaali ah oo Nairobi tagay

Wufuud Soomaali ah oo Nairobi tagay

Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG ee Somalia, Madaxweynaha Maamulka Puntland, ka Galmudug iyo wafdi kale ayaa maanta Nairobi u dhoofay

Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG ee Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadam, Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole, Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin iyo xubno ka tirsan ururka Ahlusunna Waljameeca ayaa maanta Nairobi u dhoofay si ay uga qeyb galaan shirka "Wadatashiga Soomaalida" ee maalinta Talaadada ah ka bilaabanaya dalka Kenya.

XS
SM
MD
LG