Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bannaanbaxa Saamiga Haweenka ee Siyaasadda


Xildhibaanada Soomaaliya
Xildhibaanada Soomaaliya

Bannaanbaxa ka dhacay Muqdishu waxaa ka hadlay mas'uuliyiinta haweenka iyo kuwa kale oo dhammaantood carrabka ku adkeeyein in loo baahay in la ilaaliyo doorka haweenka ee siyaasadda.

Mas'uuliyiinta u dhadhaqdhaqaaqda xuquuqda haweenka ayaa sheegay inay doonayaan in 30% laga siiyo haweenka baarlamaanka soo socda sida ay horey u ballanqaadeen madaxda Soomaaliya.

Haweenka ayaa bannaanbaxooda kusoo beegay iyadoo magaalada Muqdishu uu ka socdo shriweynaha shirka ay leeyihiin madaxda madasha qarnka.

Bannnaabxa maanta dhacay waxaa warbixintan nooga soo diray weriyahayaga Xasan Kaafi Qoyste.

Women Demo
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

XS
SM
MD
LG