Isku xirrada

War

Wicitaanka: Wasiirka Warfaafinta Somaliland

  • Falastin Iman

Wicitaanka: Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Wicitaanka: Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Barnaamijkan waxaa toddobaadkan ku marti ah Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland, C/laahi Jaamac Cismaan oo haatan ku sugan Hargeysa.

Wasiirku wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo la xiriirra Saxaafadda Somaliland iyo siyaasadda xukuumadda cusub ee ku aadan warbaahinta madaxa banaan.

Sidoo kalena waxa uu ka jawaabi doonaa su,aallo ay dhageystayaashu weydiinayaan.

XS
SM
MD
LG