Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Warsame Jirde iyo Qaxootiga Canada


Wicitaanka: Warsame Jirde iyo Qaxootiga Canada
Wicitaanka: Warsame Jirde iyo Qaxootiga Canada

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Warsame Jirde Warsame oo ka mid ah xiriiriyaasha barnaamijka Qaxootiga ee Canada

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Warsame Jirde Warsame oo ka mid ah xiriiriyaasha barnaamijka Qaxootiga ee Canada.

Warsame, wuxuu barnaamijkan uga jawaabaya su'aallo la xiriira qaababka dadka qaxootiga ah ay ku tagi karaan dalka Canada, shuruuddaha la iska rabo iyo sida dadka ku sugan Canada ay u dalban karaan eheladoodda ka jooga Africa.

XS
SM
MD
LG