Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Taliyaha Qeybta Nabadgelyada ee Puntland


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee Toddobaadkan waxaa marti ku ah Taliyaha qeybta nabadgelyada ee Puntland Col Axmed Cabdi Cali

Taliyihu wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo la xiriira shilalka baabuurta ee waqtiyadan danbe ka dhaca wadada isku xirta Boosaaso iyo Gaalkacyo, waxa dhaliya iyo waliba sida wax looga qaban karo.

XS
SM
MD
LG