Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Siciid C. Faahiye (Shaacir)


Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Guddoomiyaha CSCM oo ah urur bulshada u adeega oo ka dhisan gobolka Minnesota

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Guddoomiyaha CSCM oo ah urur bulshada u adeega oo ka dhisan gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka. Siciid waxa uu ka hadlayaa tirada Soomaalida ee gobolka deggan iyo horumarka la taaban karo ee ay ku talaabsadeen.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG