Isku xirrada

War

Wicitaanka: Max'ed Cumar Carte Qaalib


Wicitaanka: Max'ed Cumar Carte Qaalib

Wicitaanka: Max'ed Cumar Carte Qaalib

Wicitaanka Dhageystaha waxaa marti ku ah Madaxa xarunta daraasaadka siyaasiga ah ee Hargeysa Maxamed Cumar Carte Qaalib

Xarunta daraasaadka siyaasiga ah ee Hargeysa iyo wasaaradda diinta iyo aw-qaafka ee Somaliland ayaa dhawaan soo agaasimay kulan ay ka qeybgaleen qaar ka tirsan culuma'udiinka Soomaalida, kulankaasi oo looga hadlayay xagjirnimada.

Haddaba barnaamijkan ayaa ku marti qaadnay madaxa xarunta daraasaadka siyaasiga ee Hargeysa Max'ed Cumar Carte oo ka jawaabaya ujeedada kulankaasi, wixii looga hadlay iyo natiijooyinkii ka soo baxay.

Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

XS
SM
MD
LG