Isku xirrada

War

Wicitaanka: Madaxa Gaadiidka Gurmadka deg-dega Muqdisho


Wicitaanka: Madaxa Gaadiidka Gurmadka deg-dega Muqdisho

Wicitaanka: Madaxa Gaadiidka Gurmadka deg-dega Muqdisho

Toddobaadkan waxaa barnaamijkan ku marti ah oo su'aallaha ka jawaabaya Madaxa Gaadiidka Gurmadka Muqdisho Cali Muse Sheekh.

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxaa toddobaadkan ku marti ah Madaxa Gaadiidka Gurmadka deg-dega ah ee Muqdisho Cali Muuse Sheekh.

Cali Muuse, wuxuu barnaamjika uga jawaabayaa su'aallo la xiriira sida ay u shaqeeyaan gaadiidka gurmadka deg-dega ah ee Muqdisho, kuwaasoo ka dhex-shaqeeya goobaha ay ka dhacayaan dagaallada Muqdisho.

XS
SM
MD
LG