Isku xirrada

War

Wicitaanka: Maalinta Haweenka ee March 08.


Wicitaanka: Maalinta Haweenka ee March 08.

Wicitaanka: Maalinta Haweenka ee March 08.

"Hawlaha aan iminka ku mideysanahay waxaa ka ah; inaan u ololeyno sidii aan u heli lahayn nabad iyo xuquuqdeena" Canab Xasan Cilmi.

Sanad kasta March 08, Haweenku waxay u dabaal degaan Maalinta Haweenka Caalamka.

Haweenka Soomaaliyeed ayaa iyaguna sanad walba sameeya hawlo badan oo ay ugu diyaar garoobaan u dabaal degga maalintaasi.

Haddaba Haweenka Soomaaliyeed ayaa sanadkan sidoo kale ku hawlan hawlo badan oo ku aadan wacyigelinta dhanka nabadda.

Barnaamijkeenna Wicitaanka Dhageystaha oo todobaadkan mowduucaasi ku saabsan ayaa waxaa marti inoogu ah Canab Xasan Cilmi, guddoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed.

XS
SM
MD
LG