Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Khilaafka Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamanka


Wicitaanka: Khilaafka Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamanka
Wicitaanka: Khilaafka Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamanka

Madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlamaanka ayaa isku khilaafsan sharciga wuxuu ka qabo xil kororsiga muddada baarlamaanka.

Khilaaf dhanka sharciga ayaa u muuqda inuu udhaxeeyo madaxweynaha iyo guddoomiyaha baarlmaanka Soomaaliya, kaasoo la xiriira xil kororsiga baarlamaanka oo madaxweynuhu uu horey u diiday.

hase yeeshee guddoomiyaha baarlmaanka ayaa madaxweynaha ku cliyay o'aankiisa diidmada, isagoo ku adkeysanaya in go'aanka baarlamaamku uu yahay mid sharci ah oo aan laga laaban karin.

haddaba si aan u ogaano qodobada lagu mursan yahay sharciga waxa uu ka qabo ayaan barnaamijkeena Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan aanu ku casuumnay Sharci yaqaan Cumar Maxamed Cabdulle oo ku magac dheer (Cumar Dhagey) oo ku sugan magaalada London. wuxuuna ka jawaabi doonaa su'aalo ay weydiin doonaan qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA-da.

XS
SM
MD
LG