Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Garyaqaan Axmed Cabdi Xudhuun


Wicitaanka: Garyaqaan Axmed Cabdi Xudhuun
Wicitaanka: Garyaqaan Axmed Cabdi Xudhuun

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah garyaqaan Axmed Cabdi Xudhuun oo ku nool dalka Netherlands

Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti inoogu ah garyaqaan Axmed Cabdi Xudhuun oo ku noo dalka Netherlands, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha dadweynuhu ay ka qabaan Soomaali sharciga lagu raajiyey oo aan ilaa hadda arrintooda xal loo helin.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG