Isku xirrada

War

Wicitaanka: Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar


Wicitaanka: Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar

Wicitaanka: Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar

Barnaamijka Wicitaanka waxa maanta marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Is-kaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar

Barnaamijka Wicitaanka waxa maanta marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Is-kaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar. Wasiirku waxa ka jawaabayaa su'aalo la xiriira waxa uu Maraykanka u yimid, xiriirka Somaliland ay Shiinaha la sameysnayso, iyo xaaladaha ugu dambeeya ee Somaliland.

Barnaamijka oo dhamesytiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG