Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Wasiirka Arr. Dibedda Somalia


Barnaamijka Wacitaanka Dhagaysataha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalia, Yusuf Xasan (Dheeg)

Barnaamijka todobaadkan wuxuu Wasiirka Arrimaha Dibedda Somalia, Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg) uu uga jawaabayaa su'aallo ku saabsan safarro dhowr ah madaxweynaha Somalia iyo wafdi u hoggaaminayo ay ku soo kala bixiyeen waddamo ka tirsan Africa iyo Europe.

Wasiirku, wuxuu kaloo barnaamijkan uga jawaabayaa shir-madaxeedka waddamada Midowga Africa ee haatan ka socda magaalada Kampala iyo qodobbada laga rajaynayo in looga hadlo.

XS
SM
MD
LG