Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Kooxda Dhakhaaatiirta ee al-Absaar


Wicitaanka Dhageystaha: Kooxda Dhakhaaatiirta ee al-Absaar
Wicitaanka Dhageystaha: Kooxda Dhakhaaatiirta ee al-Absaar

Kooxda al-Absaar waa koox dhakhaatiir ah oo hawlo indho-fiiqid ah ka sameeya gobollada dalka Soomaaliya.

Barnaamijka Wicitaanka dhageystaha wuxuu ku saabsan yahay koox dhakhaatiir Soomaaliyeed oo hawlo caafimaad ka fulinaya gobollada dalka Soomaaliya.

Kooxdan waxaa hormuud u ah Dr. Maxamed Salaad (Maxamed-Kheyr).

XS
SM
MD
LG