Isku xirrada

War

Wicitaanka Dhagaystayaasha iyo Sh Aadan Madoobe


Sh Aden Madoobe

Sh Aden Madoobe

Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Sh Aadan Madoobe oo ka jawaabaya Su'aalaha Dhegaystayaasha.

Guddoomiyaha ayaa kaga hadlaya Barnaamijka qodobo kala duwan oo ku saabsan siyaasadda xilligan ee Somalia.

waxaana ka mid ah muranka ku saabsan xilligii shirguddoonka oo dhamaaday waxakale oo uu kaga jawaabaya su'aalo la xidhiidha xadhiga xildhibaanada ee Nairobi iyo qodobo kale oo ay dhegaystaashu waydiiyeen

XS
SM
MD
LG