Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhagaystaha iyo Dr. Maxamuud Sifir


Todobaadkan waxaa barnaamijka Marti ku ah Dr. Maxamuud Jaamac Sifir oo ah khabiir si weyn ula socoda hanaanka shaqo ee Qaramada Midoobay.

Dr. Sifir, wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo kala duwan oo ay dhagaystayaashu ka weydiinayaan warbixinta ay soo saartay guddiga QM ee dabagalka xayiraadda hubka ee Somalia.

Warbixintaasi ayaa waxaa lagu qoray arrimo badan oo ka hadlaya Somalia, sida deeqaha hay'addaha samafalka iyo waliba hubka gala dalka Somalia.

Dr. Maxamuud Jaamac Sifir, wuxuu barnaamijka uga warbixin doonaa halka ay mari doonto warbixintaasi iyo waliba saameyn ay yeelan karto.

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG