Isku xirrada

War

Wicitaanka Dhagaystaha iyo Abukaato Cumar Dhagay


Todobaadkan waxaa barnaamijka ku marti ah Abukaato Cumar Maxamed Cabdulle Cumar Dhagay oo ah sharci yaqaan.

Abukaato Cumar Dhagay, wuxuu barnaamijkan uga jawaabayaa su'aallo la xiriira sida xal loogu heli karo muranka u dhaxeeya baarlamaanka KMG ee Soomaalia.

Suaallaha uu ka jawaabayo waxaa ka mid ah sidee ayay sharciga ugu kala bixi karaan baarlamaanka Soomaalia, yayse tahay inay soo faragaliyaan baarlamaanka si murankooda xal loogu gaaro.

Barnaamijka oo dhamaystiran qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso.

XS
SM
MD
LG