Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Cabdiqani Siciid Carab


Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Xoghayaha Guud ee Xiriirka Kubadda Cagta ee Somalia, Cabdiqani Siciid Carab.

Waxa uu Xoghayuhu ka hadlayaa sida looga soo kabsan karo dhibtii xiriirka soo gaartay ka mid markii ay mas'uuliyiin sarsare oo ciyaaraha Somalia ay dhinteen. Waxa kale oo uu ka hadlayaa sida loo horumarin karo ciyaaraha Somalia.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG