Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka: Batuula Isaaq Maxamed


Britanska kraljica Elizabeth slavi ovih dana 60. godišnjicu krunisanja.
Britanska kraljica Elizabeth slavi ovih dana 60. godišnjicu krunisanja.

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Batuula Isaaq Maxamed oo xubin ka ah ah Ururka Haweenka Soomaalida ee Qurbe-joogta

Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Batuula Isaaq Maxamed oo xubin ka ah ah Ururka Haweenka Soomaalida ee Qurbe-joogta

Batuula waxay ka qeyb gashay shir lagu qabtay magaalada Lund ee dalka Sweden, waxayna ka jawaabaysaa su'aalo ay dadweynuhu ka weydiinayaan arrimo la xiriira doorka dumarka Soomaalida iyo nabadeyta.

Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG